Kuleylkii ugu sareeyey abid oo laga dareemay qeybo ka mid ah Qaarada Yurub

Heerkulka Cimilada ee qaarada Yurub ayaa taariikh cusub sameynaya iyadoo mowjado kuleyl ah ay ku dhufteen qaaradda kaasoo saameyn adag ku yeeshay malaayiin qof. Hawada kulul ee ka baxeysa saxaraha Afrika ayaa la rumeysan yahay inay sabab u tahay in heerka kuleylka uu sare u kaco. Magaalada Paris ayaa khamiistii heerkulku gaaray 42.7 Celsius, taasoo … Continue reading Kuleylkii ugu sareeyey abid oo laga dareemay qeybo ka mid ah Qaarada Yurub